Muuse Suudi:”Jubbaland waxaa ka dhacday doorasho xalaal ah oo lagu wada qancay”

Senater Muuse Suudi Yalaxow oo ka mid ah xubnaha aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay xaflada Caleemo-saarka Axmed Madoobe ee ka dhacday Kismaayo ayaa si kulul u dhaleeceeyey Madaxweyne Farmaajo. Muuse Suudi ayaa waxaa uu sheegay in Madaxweyne Farmaajo haatan uusan jirin heshiis laga raadinayo oo dhexmari lahaa isaga iyo Madaxda maamul … Continue reading Muuse Suudi:”Jubbaland waxaa ka dhacday doorasho xalaal ah oo lagu wada qancay”